BBC News Somali
source

BBC News Somali

(993)
Price
Free
Category
Music & Audio
Last update
May 02, 2021
Publisher
Loading...

Ratings & Reviews performance

Ratings & Reviews performance provides an overview of what users think of your app. Here are the key metrics to help you identify how your app is rated by users and how successful is your review management strategy.

Number of reviews,
total
993
Avg rating,
total
⭐4.4
Loading...

Description

2808 chars

App-ka rasmiga ah ee BBC Somali ee ZenoMedia waxa uu ku siinayaa barnaamijyadii ugu dambeeyay iyo wararka ugu waaweyn. Waxaad barnaamijyada raadiyaha ku dhegeysan kartaa adigoo isticmaalaya daaraha codka ee bilaashka ah ama adigoo isticmaalaya wicidda teleefoonka (Qiimaha dal walba u yaal ayaa laga qaadayaa wicitaanka teleefonka. Fadlan ka hubi shirkadaada inta aadan wicin) - Ka akhriso wararka ugu waaweyn uguna dambeeyay bogga BBC Somali. - Ku dhegeyso barnaamijyada aad ugu jeceshahay idaacadda daaraha codka ee bilaashka ah, ama adeegga wicidda teleefoonka. - Barnaamijyadii ugu dambeeyay waxaad ka heli kartaa: Idaacadda Subaxnimo Idaacadda Duhurnimo Dunida iyo Maanta Caawa iyo Caalamka Warka BBC Somali Barnaamijka adeegga taleefoonka gacanta waxaa lagu xoojiyay xayaysiin. Qaab gaar ah oo lagu aqoonsan karo aaladda ayaa lagu kaydinayaa, laguna wadaagayaa , hawshaas oo ay qabanayso shirkadda Zeno Media LLC, taas oo iidhehyada u sahlaysa in laga dhex helo adeeggan Xog kale oo kuu gaar ah (sida magacaaga ama email-kaaga) lama keydinayo. Xogtan waxaa la keydin karaa oo kaliya haddii ay waafaqsan tahay Sharciga Xuquuq Shaqsiyeedka ZenoMedia, oo laga heli karo Wargelinta waxaa ku jiri kara ogeysiis, codad iyo calaamado. Kuwan waxaad ka beddeli kartaa (Settings notifications). Xogta app-kani uruuriyo ee ay ka mid yihiin cinwaanka aqoonsiga internet-ka ee aaladdaada iyo goobta aad joogtid, iyagana waxaad ka heli kartaa Settings The official BBC Somali news ZenoMedia app offers the latest programmes and news headlines. You can to listen to the radio programmes using the free audio player or by using the telephone dial-up option (standard geographic charges from landlines and mobiles may apply. Check with your provider before calling). - Read the latest news headlines from the BBC Somali website - Listen to your favourite radio programmes free with the audio player, or by using the standard-rate telephone dial-up service - You can access the most recent editions of: Idaacadda Subaxnimo Idaacadda Duhurnimo Dunida iyo Maanta Caawa iyo Caalamka Warka BBC Somali This mobile application is ad-supported. A unique identifier relating to your device will be stored and shared by Zeno Media LLC, allowing advertising to be served within the app No other personal data relating to you (such as a username or email address) is processed. Such information will only be processed in line with ZenoMedia's Privacy Policy, available at https://www.zenomedia.com/wp-content/themes/zeno/privacy_policy.pdf Notifications may include alerts, sounds and icon badges. These can be reconfigured in Settings (notifications). Details of data this app collects, including the unique identifier relating to your device and your location data, is also found under Settings

Screenshots

https://play-lh.googleusercontent.com/4rskUXZ9ekvKQEpT85zNk4jM0heyVctbuxn67iDlPzi49gAg91clZfSRt5RRsUG5og=w720-h310-rwhttps://play-lh.googleusercontent.com/HSGDktmMsICuYORYRcnCFWgDcyPWBwSxvNHk5flP6hb71gnnRGRSbffV2W1ey70jsJS0=w720-h310-rwhttps://play-lh.googleusercontent.com/mTEa1IqWAZC4Z6ZZKIs5KyTzjaN2i4rppaodWS9EJ1GlMiht5ztDeALs7j_TQGTwygA=w720-h310-rwhttps://play-lh.googleusercontent.com/uy6UcVK8SH2-VMfsI_Ilngh-22lCUkZ04J1Ze3Jr7y-QWYzvGFm9vGvSRxDLbNWCJXo=w720-h310-rw
Loading...
Loading...

Find growth insights on our blog

React to user feedback and market trends faster